Dheri Agoomeed Miyaa Dhul Lagu Xorayn? New Film Produced in Somali State from haday Watch Video
Preview(s):
Gallery
Play Video: (Note: The default playback of the video is HD VERSION. If your browser is buffering the video slowly, please play the REGULAR MP4 VERSION or Open The Video below for better experience. Thank you!)
⏲ Duration: 45 min 40 sec ✓ Published: 09-Dec-2009
Description: Shirkada Wadani Stars oo kaashanaysa Jarar Film Productions ayaa sameeyay Filimkii u horeeyay ee casri ah ee lagu sameeyo Degaanka Soomaalida. Filimkan oo lagu duubay qalab casri ah waxaa lagu farsameeyay hanaan casri ah oo la tartamaya duubista aflaamta casriga ah ee Hollywood. nnFilimkan waxaa jilaya jilayaal u dhashay Degaanka Soomaalida, waana markii u horaysay ee wax-soo-saar dhinaca fanka muuqaalka ah ay sameeyaan dad u dhashay Degaanka Soomaalida iyada oo aanu ku jirin wax taakulo ah oo i